Madaxweyne Waare oo gudoomiye cusub u magacaabay maamulka gobolka Hiiraan (Akhriso)

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Dabageed, ka dib markii uu xilka ka qaaday C/llaahi Axmed Iimaan oo xilkan hayay muddo shan bilood ah oo kaliya. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa muddo sanad gudahiis, inta uu haayo xilka waxaa uu Gobolka Hiiraan u magacaabay saddex Guddoomiye, iyadoo maamulka Gobolka Hiiraan ay … Continue reading Madaxweyne Waare oo gudoomiye cusub u magacaabay maamulka gobolka Hiiraan (Akhriso)